Wararkii u danbeeyey dagaalka ka dhex socda kooxaha dagaalka kula jiray dowladda Suuriya.[Warbixin]
(January 4, 2014)
Wararka ka imaanay dalka Suuriya oo ay tabinayaa warbaahinta iyo Muntadayaatka islaamiga ah ayaa ah mid walwal hor leh ku abuuray shacabka dalka Suuriya ee dagaalka mudo kula jira dowladda Suuriya ee
Dhalinyarada iyo Dowrkooda W/Q Sh C/baasid Sh.Ibraahim
(January 4, 2014)
Waa maqaal diini ah oo ka waramay Dhalinyarada iyo Dowrkooda waxaan qoray Sh. C/baasid Sh.Ibraahim, Shiikh C/baasid Sh Ibraahim ayaa waxaa maqaalka uu ku iftiimiyey dowrka weyn ee ay dhalinyarado ku d
Dagaalo ka dhex qarxay kooxaha dagaalka kula jira dowlada Suuriya
(January 4, 2014)
Qaahira:-Xaalada ay ku sugan yihiiin Muslimiinta Suuriya ayaa ah mid aad looga naxo waxaana xasuuq aan loo aaba yeelin ku haya dowladda Calawiga ah ee oo hogaanka u hayo Madaxweynaha dalka Suuriya Bas
Sh.Mustafe Xaji oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abubakar (Daawo)
(January 4, 2014)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Mustafe Xaaji Ismail uu ka jeediyey Masjidka weyn ee Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.Sheekh Mustafe Xaji Ismail Xa
Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse.[Masawiro]
(January 4, 2014)
Garoowe:-Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi ayaa maanta xarunta Ololaha Doorashadiisa ee  Garoowe  ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Gen, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde), oo Booqasho ug
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay
(January 4, 2014)
Muqdisho, January 3, 2014---- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arimaha Soomaaliya, waxaana a
Xaaji Xusseen Yaasiin oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlmaanka Puntland
(January 4, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan sidoo kale la soo gabgabowday codayntii doorashada gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland waxaan u tartamay ilaa labo musharax oo kala ah Xildhibaan Xaaji Xusseen
Cabdi Xamiid Cabdisalaan oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka baarlmaanka Puntland.[Masawiro]
(January 4, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan soo gabagabowday doorashadi gudoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Puntland waxaan ku guulaystay Xildhibaan Cabdixamiid Cabdisalaan oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka k
Gudoomiyah baarlamaanka Puntland oo uu ku guulaystay Siciid Xassan Shire.[Masawiro]
(January 4, 2014)
Garoowe:-Waxaa hadda soo dhamaaday tirinta codadka ay kala haleen labad musharax ee u tartamayey xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo kala ahaa, Xildhibaan Cabdi rashiid Maxamed Xirsi, Siciid Xa
Wareegii 3aad ee doorashada guddoomiyaha baarlamanka Puntland oo la tirinayo
(January 4, 2014)
Garoowe:-Waxaa si habsami ah mar kale loo guda galay wareegii 3aad ee doorashada gudoomiyaha baarlamaanka Puntland waxaan hadda soo dhamaaday cod bixintii waxaan la guda galay tirinta codaddka ay kala

Next Page »