Madaxweynaha DFS “Doorashada Puntland Waa Horumar Lagu Tallaabsaday
(January 7, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada madaxweynaha Punt
Abu Maxamed Al-Cadnaani oo hanjabaad u diray kooxaha Suuriya (Dhageyso)
(January 7, 2014)
Ciraaq:-Waxaa goordhow lagu faafiyey  cod u leeyahay Afhayeenka dowlada Ciraaq iyo Shaam Abu Maxamed Al-Cadnaani waxaana uu ka hadlay xaalada dagaalada ka socda dalka Ciraaq iyo Suuriya waxaana cinwa
Wufuud ka socda beesha caalamka oo galabta gaaray magaalada Garoowe
(January 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wufuud ka kala socoda beesha caalamka gaar ahaan safiirka Midowga Yurub u qaabilsan dalka Soomaaliya Michael Cevone , iyo ergeyga ga
Ogeysiis:-Mu’tamarka Århus 2014 oo dhawaan Bilaabanaya
(January 7, 2014)
Arhus:-Walaallaha ku dhaqan magaalada Aarhus iyo nawaaxigeeda waxaa loogu bishaareynayaa in markaska Attaqwaa uu idiin diyaariyey mu'tamar diini ah Mu`tamarka waxaa lagu qabanayaa markaska, wuxuuna so
Amiirka Jabhada Al-Nusra oo ka hadlay dagaalka ka dhex socda kooxaha kacdoonka dalka Suuriya(Dhageyso)
(January 7, 2014)
Syria:-Waxaa goordhow lagu faafiyey Mareegaha taageersan kooxada Ururka jabahada Al-Nusra ee uu amiirka u yahay  Abu Maxamed Al-Jowlaani waxaana uu ka hadlay dagaalada ka dhex socda kooxaha kacdoonka
R.Wasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac Cumar Ciise
(January 7, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka hadlay geerida ku timid tariikh-yahanka Soomaaliyeed, ahaana Qoraaga, Sheekh Aw
Imtixaankii Jaamacada Bariga Afika ee magaalada Buuhoodle oo bilawday(Masawiro+Video)
(January 7, 2014)
Buuhoodle:-Waxaa Saaka Si Rasmi ah u Bilaamay Imtixaanki Simistarka ahaa ee Jamacada Bariga Afrika Faraceed magaalada Buuhoodle Imtixankaasi ayaa Waxaa u Fadhiistay 3 Kulyadoo oo ka ah kuliayada Share
Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweyne ku xigeenka Puntland (dhamaad)
(January 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa goor dhow soo gabo-gabeeyay khudbadaha murashaxiinta Puntland kuwaas oo u taagan xilka madaxwaynaha Puntland waxaana uu musharax walba soo bandhigay waxqabadkiisa iyo ajandahiisa siyaas
Khudbadaha Musharaxiinta Puntland oo ka socda G,wakiilada Puntland (dhamaad)
(January 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa haatan ka socda Golaha Wakiilada Puntland khudbadaha Musharaxiinta u taagan xilka Maraxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa waxaana Musharax walba uu heystaa 15 daqiiqo waxaana musharax
Khudbadaha Musharixiinta oo ka socda xarunta G.Wakiilada Puntland (Masawiro)
(January 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa goor dhow ka bilaawday  in Xarunta Baarlamaanka Dawlada Puntland  khudbadaha ay  jeedinayaan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Dawlada Puntland  iyo ku xigeenkiisa Amaank