Mu’asada Safa oo Nadwo Cilmiyeed ku qabatay Magaalada Muqdisho (Masawiro)
(January 8, 2014)
Muqdisho:-09:00 subaxnimo ee maanta oo talaada ah waxaa hoolka shirarka ee Xarunta Ibnu Baaz ka furmay Nadwo Cilmiyeed ku saabsan Horumarinta xalaqaadka Cilmiga ee Masaajidda.Nadwadan oo si heer sare
Maamulka KMG ah ee Jubba oo hambalyo u diray Madaxda cusub ee Puntland
(January 8, 2014)
Kismaayo:-Maamulka KMG ah ee Jubba  ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo ku xigeenkiisa C/Xakiin Cameey ka dib markii galabta la soo afmeeray doorashada P
Deegaano badan oo ka tirsan Puntland oo laga soo dhaweeyey guusha Dr C/weli Gaas.[Daawo]
(January 8, 2014)
Garoowe:-Ka dib markii uu ku guuleystay xilka Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa banaanbaxyo lagu taageerayo guushiisa waxaa ay ka bilaawdeen deegaano kala duwan oo ka tiran
Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo laga taageeray Buuhoodle.[Daawo]
(January 8, 2014)
Buuhoodle:-Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa waxaa ka socda dabaal degyo waaweyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland. Dad weynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle a
Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la dhaariyey
(January 8, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka cusub C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa lagu dhaariyay xarunta golaha wakiilada Puntland. Madax
Khudbadihii laga jeediyey golaha Wakiilada dowlada Puntland (Daawo)
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta la soo afmeeray doorashada Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa waxaana doorashada sanadkan ay ahay mid adag iyada oo loolanka xilka Madaxweynaha Puntland la isla gaaray ware
Cabdixakiin C/laahi Cumar Camay oo ku guuleystay Madaxweyne ku xigeenka Puntland
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa haatan la soo afmeeray tartanka Madaxweyne ku xigeenka Puntland waxaana ku tartamayey Cabdixakiin C/laahi Xaji Cumar Camay iyo CLaahi Xirsi Timacde waxaana ku guuleystay Cabdixakiin C/l
Wareegii 3aad ee Tartanka Madaxweyne kuxigeenka Puntland (Live)
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa haatan ka bilaabanaya hoolka golaha wakiilada ee Puntland Wareegii 3aad ee tartanka Madaxweyne kuxigeenka dowlada Puntland waxaana isigu soo haray Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Cam
Codaynta Wareegii 2aad ee xilka madaxweyne ku xigeenka Pl oo socota iyo 3 musharax oo isku soo haray[Daawo Live]
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa hadda la guda galay in Xildhibaanada Baarlamaanak Puntland ay u codeeyaan qofka noqonaya madaxweyne ku xigeenka Puntland xilkaas oo ay u tartamayaan 10 musharax balse wareegii koowaad a
Madaxweynaha DFS oo hambalyo u diray Dr Abdiweli Mohammed Gaas
(January 8, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas oo ku guuleystay xilka Madaxweynenimo ee Puntland, tasoo ah guul u soo hoyatay shacabka Soo

Next Page »