Mu’tmarka 4aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa oo la soo Afmeeray
(January 9, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta lagu soo gababeeyay magaalada Johannesburg ee dalka South Africa Shir sanadeedkii 4aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka South Africa kaas oo socday laga soo bilaabo 25 De
Sh Mustafe Xaji Ismail qaabka loo xaliyo Khilaafka (Daawo Maqal iyo Muuqaal)
(January 9, 2014)
Nairobi:-Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil, oo dhawaanahan ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa muxaadarooyin ku qabtay  masjid, Abu Bakar ee magaalada Nairobi iyadoo dadka magaalada Nairobi ku nool ay sheekh
Dagaalo wili ka dhex socda kooxaha Suuriya iyo Bayaan ay culumo soo saareen (Akhriso)
(January 9, 2014)
Suuriya:-Dagaalada u dhexeeya Ururka dowladda Ciraaq iyo Shaam iyo kooxaha kacdoonka ee dalka Suuriya ayaa cirka isku shareeray waxaana uu dagaalkii ku fiday deegaano kala duwan sidda Riqa,Idlib,xalab
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo furay Dhismaha Villa Hargeysa
(January 9, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Dhismaha Villa Hargeysa oo ah xafiisyada ay ku shaqeynayaan Gudoonka Baarlamaanka i
Ururka Islaax “Hambalyo doorashada ka dhacday Puntland.”
(January 9, 2014)
Muqdisho:-Ururka Islaax oo ka mid ah ururadda Islaamiga ah ee ka jira Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyey qaabkii ay u dhacday doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta caasimada P
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Nicholas Kay
(January 9, 2014)
Garoowe:-Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa waxaa uu maanta kulan kula qaatay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Madaxweynaha Puntland D
Madaxweynaha DFS “Hay’adda Nabadsugidu waxey hormuud ka tahay amniga iyo nabadeynta Somalia.”
(January 9, 2014)
Muqdisho, 09 Janaayo 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida
Midowga Afrika oo soo dhaweeyey doorashadii shalay ka dhacday Puntland
(January 9, 2014)
Muqdisho:-Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif ayaa waxaa uu soo dhaweeyey doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee caasimada Puntand laguna do
Iftiinka Odense Ilaahow ilaali W/Q: Sh.C/llaahi Sh. Xanbali Xaaji C/Suldaan.
(January 9, 2014)
Hordhac:-Degmada Odense: Waa caasimada seddexaad ee wadanka Denmark oo ku taala Waqooyiga qaaradda Yurub. Odense waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 180.000, oo qof. Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool degmad