Xog baan hayaa ee xabsiga I dhiga iyo:Shaki ayaa jiree Shaatiga ii cadeeya W/Q Sh Shible
(January 10, 2014)
Nairobi:-Waayaha aduunku maalinba waxbaa laga bartaa, mar walibana wax aadan filayn ayaa kaa soo mara, qofka dhugta leh wuxuu ka dhaxlaa dhaayo anfaca, dhagar banadanna wuu kaga badbaadaa.Waxaan maant
Daacish dadkii ma wada ogaaday? W/Q Sheekh Xasan Ibraahim Abu Xasaan
(January 10, 2014)
Dowladda islaamiga ah ee ciraaq iyo shaam ama ( daacish) waa koox uu hoggaamiyo nin qarsoon oo la yidhaahdo Baqdaadi,oo ka dagaallanta ciraaq iyo suuriya,sida daahirka ah waxaa la moodaa inay la dagaa
Sh Musatafe Xaji Ismaaciil oo ka hadlay gabadha Muslimadda ah iyo isbedelka waqtiga.
(January 10, 2014)
Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil, oo dhawaanahan ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa muxaadarooyin ku qabtay dhowr masjid, iyadoo dadka magaalada Nairobi ku nool ay Sheekha muxaadarooyinkiisa  si weyn ula s
Abu Xafsa Al-Muritaani oo wareysi siiyey Tv-ga اخبار الآن kana hadlay arrimo Xasaasi ah.[Daawo Video]
(January 10, 2014)
Waxaa Tv-ga Al-akhbaar 12 bishii December 2013  uu waraysi gaar ah  la yeeshay Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida  Abu Hafsa Al-Muritaani isagoo ka waramay  xaaladihii kala duwan ee uu soo maray U
Guddiga gurmadka culimada Puntland oo deeq xoolaha lagu wareejiyey.[Cod/Masawiro]
(January 10, 2014)
Garoowe:-Guddiga gurmadka culimada Puntland ayaa xoolo  nool oo Ari ah kala wareegay Issimo, Cuqaal ay shacabka Buuhoodle ee degmada Cayn u soo xilsaareen in ay ku wareejiyaan Guddiga gurmadka culim
Madaxweynaha Puntland oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da.[Dhagayso]
(January 10, 2014)
Garoowe:-Madexwaynaha cusub ee dowladda Puntland  Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da qaybteeda Afka-Soomaaliga isagoo ka hadlay dareenkiisa ku aadan
Bannaanbax lagu taageerayo doorashadii Puntland oo ka dhacay Dhuusamareeb
(January 10, 2014)
Dhuusamareeb:-Bannaanbax lagu taageerayo doorashadii ka dhacday Puntland laguna doortay madaxweynaha Puntland Dr C/wel Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeen kiisa C/xakiin Camey ayaa waxaa uu ka