Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo kormeer ku tagay xarumo kala duwan (Masawiro)
(January 14, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland  Dr Cabdi weli Maxamed Cali  Gaas ayaa markii uu maanta si rasmi ah xilka ula wareegay waxaa uu kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe  xe
Sh.Mustafe Xaji Ismail oo muxaadaro ka jeediyey magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(January 14, 2014)
Nairobi:-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil, oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ayaa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya waxaana uu Sheekh Muxaadaradiisa uga hadlay cadaalada Sheekh Mus
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dowlada Puntland oo la magacaabay
(January 14, 2014)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu u magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland 
Shalay iyo maanta isu ekaa?, sharwadayaashuna isu dhawaa? Sh Axmed C/samad
(January 14, 2014)
Nin meeshii gaalada laga saaraba weeraraya; si uu kuwii xoreeyey uga xoreeyo Soomaaliya ayaan shalay ku aragnay, maantana Shaam baynu ku haynaa!. Dhaqankii ay shalay agteena ku hayeen laftiisiina maan
Baarlamaanka oo diiday mooshin laga keenay Wasiirro ka tirsanaa Xukuumaddii Ra’iisul wasaare Saacid.
(January 14, 2014)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isagu yimaadeen Golaha wakiilada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta looga dooday mooshin ka dhan ah in ay dib u soo laabtaan golihii xukuumaddii Ra'iisul was
Machadka Al-Furqaan ee Buuhoodle oo soo gabagabeeyey Imtixaankii Teeramka.[Masawiro]
(January 14, 2014)
Buuhoodle:-Macadka Al-Furqaan ee barashada culuumta shareecada islaamka iyo luuqada Carabiga ee magaalada Buuhoodle ee xaruntani gobolka Cayn ayaa waxaa maanta ay si rasmi ah u soo gabagabeeyeen Imtix
Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo xilka si rasmi ah ula wareegay.[Cod/Masawiro]
(January 14, 2014)
Garoowe :-Madaxweynaha Cusub ee dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka hogaanka Puntland waxaana xil wareejinta ay ka dhacday xarunta Madaxtooyada Punt