Gudoonka Baarlamaanka oo Muqdisho ku qaabilay Safiirrada UK iyo Sweden.[Masawiro]
(January 16, 2014)
Muqdisho:-Gudoonka Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirrada dowladaha Britain iyo Sweden u fadhiya magaalada Muqdisho ayadoo Gudoonkan
Gudiga gurmadka culimada Puntland oo 10.600 oo neef ka qaybin doono deegaanka Qarxis
(January 16, 2014)
Garoowe:-Gudiga gurmadka culimada Puntland iyo Mussa'sad Al-minaaj ayaa waxaa maanta  waxaa ay xoolo gaaraya ilaa 10.600 u qaybin doonaa dadkii ku ceyroobay roobabki dabaylaha iyo duufaanka watay ee
Wada Hadaladii DFS iyo S/land oo ka furmaya magaalada Istanbul
(January 16, 2014)
Istanbul:-Wufuudi ka kala  socota dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa waxa maanta uu shir uga bilaabanayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxaana shirkan uu yahay wajigii 4 aad