Mu,asasada Al-Karam oo nadwo cilmiyeed lagaga hadlayey kor u qaadista xalaqaadka cilmiga ku qabatay Hargaysa
(January 17, 2014)
Hargeysa: Nadwo si balaadhan loo soo agaasimay ayaa maanta oo khamiis ah waxay ka qabsoomtay markazka al-saxaaba ee magaalada hargaysa ee xarunta s/land. Nadwo cilmiyeedkan oo lagaga hadlayey kobci
Gudiga gurmadka culimada Puntland iyo Mussa’sadda Al-minaaj oo qaybiyey 10.835 neef oo Ari ah.[Cod/masawiro]
(January 17, 2014)
Garoowe:-Gudiga gurmadka culimada Puntland iyo Mussa’sad Al-minaaj oo is kaashanaya ayaa waxaa maanta  ay soo gabagabeeyeen wajigii labaad ee xoolo goynt loogu samaynayey dadkii ku ceyroobay roobab
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal [Video]
(January 17, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada Jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaaa khudbadii maanta uu Sheekha uga hadlay Asb
Golaha Wasiirrada Maamulka KMG Jubba oo la dhamaystiran
(January 17, 2014)
Kismaayo:-Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xarunta madaxtooyadda ee magaalada Kismaayo Madaxweyne ku xigeen kii 2aad  iyo weliba Golahii wasiiradda ee maamulka Jubba, xaflada lagu dhaariyey G
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(January 17, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay ducada alle iyo adaabta , faa,iidooyinka ay leedahay waxaa kale oo sheekhu ku booriyey dadweynaha soo
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Tarzan oo diiday xil xalay loo magacaabay.[Dhagayso]
(January 17, 2014)
Muqdisho:-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in uusan diyaar u ahayn in uu qayb ka noqdo Golaha wasiirada ee xa
Sh. Maxamed Idiris oo xalay Muxaadaro qiimo badan ka jeediyay Masaajidka Abuu Bakar ee Nairobi.
(January 17, 2014)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Idiris Axmed, oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa xalay waxaa uu masaajidka Abuu Bakar ee loo yaqaano 6 ka, ahna masaajidka ugu weyn xaafadda ay Soomaalidu ku
Golaha Wasiirrada DFS oo si rasmi ah lagu dhawaaqa [Video]
(January 17, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa caawa waxaa uu ku dhawaaqay  golaha Wasiirrada cusub ee DFS iyadoo munaasabada ay ka dhacday xarunta Madaxtoo