Sh.Maxamed Haybe Geele oo lagu dhaawacay magaalada Hargeysa
(January 18, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Haybe Geele oo ka tirsan culimada caanka ka ah ee ku nool magaalada hargaysa ayaa xalay dhaawac loogu geystay xili uu muxaadaro diini ah ka jeedi nayo Khayriyadii hore ee maga
Ganacsatada Puntland soo dhawaysay Madaxda Cusub ee Puntland, Talana u soo jeedisay
(January 18, 2014)
Boosaaso:-Xaflad ay soo qabanqaabisay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland  oo ay ka soo qaybgaleen Ganacsatadu ayaa  lagu soo dhaweeyay Madaxda cusub ee loo doortay inay Hoggaamiyaan Dowladda Pu
Wadahadaladii u dhexeeyey DFS iyo Somaliland oo wili ka socda Istanbul (Dhageyso)
(January 18, 2014)
Istanbul:-Waxaa wili ka socda magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiya wadahaladii u dhexeeyey DFS iyo Maamulka S/land waxaa ay socdaan maalintii sadexaad.Wasiirka amniga qaranka ee DFS  Cabdikari