DFS oo soo dhoweeysay in ciidamada Itoobiya ay ka mid noqdaan AMISOM (Daawo)
(January 23, 2014)
Baydhabo:-Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay in ciidanka Itoobiya ay ka mid noqdaan ciidanka AMISOM waxaana xaflada ka qeyb galay Abaanduulaha ciidanka DFS Saraakiil ka tirs
Madaxda Sare ee DFS oo ka qeybgalay Casho Sharaf uu G/ Baarlamaanka u sameeyey
(January 23, 2014)
Munaasabad casho sharaf ah oo qeyb ka aheyd xeritaanka Kalfadhiga 3aad ee Golaha Shacabka ayaa xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda oo aheyd mid si heer sare
Abbooyoow odaygii ٍٍٍShiinaha dhalay awliyo miyuu ahaa?W/Q Sh Axmed C / samed
(January 23, 2014)
Soomaalida dhexdeeda markii muddo la joogaba waxbaa suuq iyo xiiso yeesha. Waxaynu joognay marxalad jabhado hubaysani suuq leeyihiin oo mid walba magaca Soomaali xambaarsantahay ama la oran karo waa m
Golaha Wasiirada ee DFS kulankii ugu horeeyey ku yeeshay Muqdisho
(January 23, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dh
Sarkaal ka tirsan DFS oo soo dhaweeyey in ciidanka Itoobiya ku biiraan AMISOM
(January 23, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maalintii shalay ay saraakiisha ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ay shaaci yeen in ciidanka dalka Itoobiya uu si rasmi ah ugu soo biiray ciidanka AMISOM arrin kaas oo uu Sarkaal ka ti
Wufuud ka qeyb galeysa Caleemo saarka Madaxweyne Gaas oo soo gaaray Garoowe
(January 23, 2014)
Garoowe:-Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa soo gaaray magaalada Garoowe si uu uga qeyb galo xaflada maalinta birito ah lagu caleemo saarayo m
Dr Ayman Al-Dawaahirii oo soo diray Qeylo dhaan ku socota kooxaha dalka Suuriya.(Dhageyso)
(January 23, 2014)
Suuriya:-Sh Dr Ayman Al-Dawaahiri hogaamiyaha Ururka Al-Qacida ayaa mar kale waxaa uu soo diray qeylo dhaan ku socota kooxaha Jihaadka ka wada dalka Suuriya isaga oo ugu baaqay in joojiyeen dagaalka d
Madaxweynaha KMG ee Juba oo ambabaxay magaalada Garoowe
(January 23, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan iyo wafdi uu horkacayo ay saaka u ambabaxeen magaal