Madaxii Hay’adda NRO oo caawa dhagarqabayaal ay ku dileen Gaalkacyo
(January 25, 2014)
Gaalkacyo:-Allaha u naxaristee waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalakcayo ee xarunta gobolka Mudug Madaxii Hay'adda NRO Cabdi Maxamed Aadan (Cabdi dheere), oo ay dileen koox hubaysan xili uu ku sugna
Wasiirkii hore ee Maaliyada DFS Maxamuud Sulaymaan oo xilka Wareejiyey (Masawiro)
(January 25, 2014)
Muqdisho:-Munaasabad ballaaran oo xilka uu ku wareejinayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada iyo qorshaynta Maxamuud Xasan Sulaymaan (Cawil) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qayb
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo wareysi siiyey VOA kana hadlay arrimo badan (Dhageyso)
(January 25, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay baraaminja martida Makarafoonka ee Idaacadda VOA qeybteeda Afka Soomaaliga waxaana uu Madaxweyne
Ciidanka Booliska Boosaaso oo howl gal ku qabtay ilaa 53 dhalinyaro ah
(January 25, 2014)
Garoowe:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ayaa howl galo lagu sugayo amaanka waxaa ay ka sameeyeen xaafadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaan howl galkaas lagu soo qabtay ilaa
Daawo Muxaadaradii uu Sheekh Fu,aad M. Xaaji Nuur ka jeediyey M.Alhidaaya
(January 25, 2014)
Nairobi:-Sheekh Fu,aad M. Xaaji Nuur  ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay Toosnaanta Sheekh Fu,aad
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Midowga Yurub (Masawiro)
(January 25, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilya wafdi ka socda Midowga Yurub waxaana wafdigaas horkacayey Michele Cervone oo ah  Sa
Ciidamada Daraawiishta Puntland oo saaka duulaan ku qaaday Buuraha Galgala (Dhageyso)
(January 25, 2014)
Boosaaso :-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta ee Puntland ay saaka weerar ku qaadeen Buuraleyd Golis qeybo ka mid ah halkaas oo