Sheekh Maxamed Saalax Al-Munjid oo ka hadlay xaalada dalka Suuriya (Daawo)
(January 28, 2014)
Mecca:-Sheekh Maxamed Saalax Al-Munjid oo ka mid ah culumada Islaamka kuwooda ugu caansan ayaa waxaa uu ka hadlay xaalka dalka Suuriya iyo dhibaatada ka taagan iyo waajibka saaran dhamaan muslimiinta
Nadwo cilmiyeed si habsami leh uga socta Masjidka Jaamicul Qadiim ee Boorame
(January 28, 2014)
Boorame:-Waxaa si habsi leh uga socda magaalada Boorame Nadwo cilmiyeed qiimo badan taas oo lagu qabtay Masjidka Jaamicul Qadiim ee magaalada Boorame Muxaadarada Caawa ayaa waxaa ayaa waxaa sooo je
Wafdi ka socda Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiina oo soo gaaray laascaanood
(January 28, 2014)
Laascaanood:-Waxaa habeenkii xalay lagu soo dhaweeyey magaalada laascaanood ee xarunta gobalka Sool wafti ka socday jaamacadda islaamiga ah ee Madiina-Almunawarah,kaas oo uu hogaaminayey Dr.Xamad Ibnu
Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland oo lagu dhawaaqay.[Dhagayso+Masawiro]
(January 28, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan si rasmi ah loo magacaabay Golaha wasiirada ee xukuumada Puntland waxaan ay ka kooban yihiin ilaa 47 xunood oo ka kooban wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasiiro dowlayaal  waxaa
Bahda Saxaafadda oo dhawaan looga yeeray xarunta madaxtooyada ee Puntland
(January 28, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan looga yeeray  bahda saxaafada qaybaheed kale duwan xarunta madaxtooyada ee Puntland iyadoo la filayo in Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas uu ku dha
C/Nuur (Biindhe) oo ka mid ah Madaxweynayaashii Khaatumo oo soo gaaray Garoowe
(January 28, 2014)
Garoowe:-Cabdinuur Cilim Qaaje  (Biindhe) oo ka mid ah madaxweynayaashii Khaatumo, ayaa soo gaaray magaalada Garoowe caasimadda Puntland.Biindhe, ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxa uu ku sugnaa mag
Culimo’udiin safar dacwadeed ku gaaray Ceerigaabo[masawiro]
(January 28, 2014)
Ceerigaabo:-Magaalada  ceerigaabo ee  xarunta  gobolka  Sanaag  ayaa  maalmihii  u  danbeyey  waxa  safar  dacwadeed  ku  joogay  qaar ka mid  ah culimada  ugu  waaweyn Soomaaliya. Cu
Kolonyo ka Tirsan Ciidamada AMISOM oo Nin Taksiile ah ku jiiray wadada KM4
(January 28, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid kamid ah gawaarida gaashaaman ee Ciidamada AMISOM uu saaka jiiray qof rayid ah;waxaana uu shilka uu ka dhacay waddada dheer e
Madaxweynaha Puntland oo la filayo in uu ku dhawaaqo Golahiisa wasiiradda
(January 28, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo  Golahiisa wasiirada ka dib wada tashi fara badan oo uu la sameeyey qayba
Daacish oo diiday dhamaan Talooyiinkii culumada Taageersanaa Al-Qaacida (Akhriso)
(January 28, 2014)
Xili ay wili sii socda dagaalada ka dhex socda kooxaha Dagaalka ka wada dalka Suuriya ayaa waxaa si is daba joog ah baaqyo iyo talooyin kala duwan u jeediyey kooxaha ku dagaalamaya waqooyiga Suuriya c