Nadwadii ka socotay magaalada Ceerigaabo oo gashay habeenkii 4aad (Masawiro)
(January 29, 2014)
Ceerigaabo:-Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka socotay magaalada Ceerigaabo ayaa gashay habeenkii 4 aad, Nadwadaan oo ciwaankeesu yahay :منهج أهل السنة في الدعوة الى اللهayaa wa
Sh Xasan Daahir Aweys oo xabsiga laga sii daayey lana geeyey guri ku yaal xaafada Wardhiigley
(January 29, 2014)
Muqdisho:-Warar lagu kalsoonyahay oo ku dhow Sh.Xassan Daahir Aweys oo aan caawa la xiriirnay ayaa Halgan.net u xaqiijiyey in Sh.Xassan Daahir laga soo daayey xabsigii uu ku xirnaa lana geeyey Guri ku
Madaxweynaha Puntland Prof.Gaas oo la kulmay golahiisa wasiirada.[Masawiro]
(January 29, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenkiisa Dr.Cabdi xakiin Xaaji Cumar ayaa maanta kulan la qaatay  golaha wasiirrada cusub ee dowladda Pu
Ciidanka Puntland oo baaraya dil ka dhacay magaalada Garoowe.[Dhagayso]
(January 29, 2014)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka booliska Gobalka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir oo waraysi gaar ah siinayay Radio Garoowe ayaa ka waramay amaanka guud ee Garoowe iyo howl galo ay ciidanku ka sameeyeen ma
Ciidamo ka wada tirsan DFS oo ku dagaalamay degmada Wanlaweyn
(January 29, 2014)
Muqdisho:-Dagaal u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ka socda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose, dagaalka oo ah mid xooggan ayaa waxaa uu qaraxay ka dib m
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo gaaray Addis Ababa
(January 29, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa saaka gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaana Madaxweynaha ku sii sogootiiyey garoonka Diyaaradaha e
Mutamarka Dhalinyarada oo dhawaan ka bilaaban doona Odense.[Dhagayso]
(January 29, 2014)
Odense:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool dalka Danmarka in uu dhici doono magaalada Odense taariikhdu markay tahay 14 -16 bisha  February 2014 Mutamarkii dhalinyar
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaadan doona Golahiisa wasiiradda cusub
(January 29, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka  la filayaa in kulan gaar ah uu la yeesho golahiisa wasiiradda ee cusub, Madaxweynaha Puntland iyo golahiisa wasiirad