Lix Arrimood oo jannada lagu galo [Daawo khudbadii jimcaha ee Sh Umal]
(February 28, 2014)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta khudbadii jimcaha waxaa uu uga hadlay lix arrimood oo qofkii sameeya uu nabigu u balan qaaday janno. Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa aad ugu tirtirsiiyey da
Sh.Abu Basiir Al-Dharduus أبو بصير الطرطوسي oo mar kale ka hadlay xaalada Suuriya iyo kooxda Daacish.[Daawo]
(February 28, 2014)
Suuriya:-Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al-Dharduus ayaa mar kale waxaa uu waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv-ga Al-hiwar قناه الحوار waxaa uu uga hadlay xaalada mu
Dawro loo qabtay qayb ka mid ah Ardayda Mac-hadka Ibnu Xajar oo soo gabagabowdey.[Masawiro]
(February 28, 2014)
Boosaaso: Mac-hadka Ibnu Xajar oo kaashanaya Mu'ssasada Al-minhaaj faraceeda gobolka Bari, ayaa manta oo taariikhdu tahay 28/02/2014 waxaa uu soo gabagabeeyey dawro uu uqabtay arday gaareysa 200, oo a
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Nairobi Sh Maxamuud Sh Maxamed Shibli.[Dhagayso]
(February 28, 2014)
Nairobi:-Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxaa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taasoo uu uga hadlay Qisooyinka badan ee Quraanka  ku sugan
Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo la kulmay Safiirka Britain.[Masawiro]
(February 28, 2014)
Jimce 28. February, Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaaladda Addis Ababa Safiirka Ethiopia u fadhiya Britain ahna wakiilka
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo u kicitimay New York
(February 28, 2014)
Mogadisho, February 28, 2014 - Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , iyagoo ku wajaha
Hay’adda Qarnul-Ifriiqiya oo dhismayaal cusub ka hirgalisay Dugsiga Sare ee Ubaya-Binu Ka’ab ee Boorama.[Masawiro]
(February 28, 2014)
Boorama:-Munaasabad balaadhan oo xadhiga lagaga jaray dhismayaal cusub oo lagu kordhiyay Dugsiga Sare ee Ubaya-Ibnu Ka’ab ee magaalada Boorama ayna hirgalisay hay’adda Qarnul Ifriiqiya ayaa maanta
Sh.Zahraan Caluushi الشيخ زهران علوش oo ka hadlay xaalada dalka Suuriya[Daawo]
(February 28, 2014)
Suuriya:-Masuulka Ciidanka ee Jabhadda Islaamiga ah ee dalka Suuriya Sh. Zahraan Caluushi ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada murugsan ee Suuriya iyo shirqooladda lagu doonayo in lagu bur buriyo xoogga Is
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga oo la kulmay Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradiisa.[Masawiro]
(February 28, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo ay wehlinayaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Buri’ Mohamed Hamza iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda
Mu’assasada Minhaaj oo qabtay Kulan lagu soo bandhigay Barnaamijka horimarinta Xalaqatka Cilmiga[Masawiro]
(February 27, 2014)
Boosaaso: Caawa oo taariikhdu tahay 27/02/2014 ayaa masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso lagu soo bandhigay barnaamij lagu hormarinayo barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga gaar ahaan xala

Next Page »