Khudbadii Jimce ee Masjidka Abuubakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]

March 14, 2014 - Written by Editor

shumalNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee maanta uu ka jeediyey Sheekh Umal Masjidka Abuubakar  Ass-diiq ee magaalada Nairobi , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu khudbada uga hadlay Xikmooyinka ku jira Qisooyinka uu Quraanka Kariimku uu ka waramay isagoo Sheekh tusaalooyin dhowr ah tusaaleeyey dadweynihii Khudbada dhagaysanayey. Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa kale oo khubada uu uga hadlay khatarta ka dhalankarta in cilmiga diinta aan lagu camal falin isagoo Shiikhu uu arrinkaas u soo qaatay Qisooyin uu Alle ku xuusay Quraanka Kariimka.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuubakar Sh Umal

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuubakar Sh Umal oo Mp3 ah [audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/b3nrsianf/Cuquubooyinka_ka_dhasha_Cilmiga_oo_aan_lagu_dhaqmin_khutbah_by_sh_Maxamed_umal_.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Halgan.net/Salafi Media
Nairobi,Kenya

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online