Madaxda fiican iyo kuwa xun-xun iyo mowqifka laga qaadanayo Sh Yuusuf Aadan.[Daawo]

March 20, 2014 - Written by Editor

ShyuusufNairobi:-Sh.Yuusuf Aadan ayaa xalay waxa uu muxaadaro dad badan ay ka soo qeyb galeen ka jeediyay masaajidka Hidaaya ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, iyadoo mowduuca uu sheekhu ka hadlay ay dadku aad u xiiseynayeen.

Sh. Yuusuf Aadan ayaa habeennadii la soo dhaafay waxa uu muxaadaraad xiriir ah ka waday masaajidda magaalada Nairobi qaar ka mid ah, iyadoo sheekhu ka mid yahay culimada waaweyn ee Soomaalida ee muddada dheer ku soo dhex jiray fidinta diinta islaamka.

Hoos ka daawo muxaadarada sheekh Yuusuf Aadan oo dhamaystiran

Maxamed Axmed Sh. Ismaaciil
Halgan.net, Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online