Muxaadaraadkii Sh.Umal ka jeediyey Masjid Jaamic JigJiga (Cod/Masawiro)

March 23, 2014 - Written by Editor

daa1Jigjiga:-Waxaan akhristayaasha Shabakadda wararka Halgan.net u soo gudbinaynaa dhamaan muxaadaraadkii uu Sh.Maxamed Macalin Cabdi Umal uu ka jeediyey Masjd Jaamica magaalada Jigjiga ka dib marii uu Sheekhusocdaal dacwadeed ku gaaray Jigjiga. Culumada ,Ducaawada iyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Sheekha si weyn ugu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga.

Sh.Maxamed Macalin Cabdi Umal oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka jeediyey ilaa 11 muxaadaro masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga isagoo uga hadlay arrimo badan oo khuseeyey bulshada ku nool magaalada Jigjiga.

no images were found

1-تأملات في سورة نور
2-حفظ الدين
3-حفظ الضروريات الخمس
4-حقوق المصطفي صلى الله عليه وسل
5.الحياة الحقيقة
6.دور المرأة المسلمة في إصلاح المجتمع
7.كن شابا نشأفي عبادة الله
8.سؤال وجواب
9.سؤال وجواب

Halkaan ka Dhagayso Muxaadaraadkii Sh Umal ka jeediyey Masjid Jaamica magaalada Jigjiga

Masawirada Waxaana soo gaarsiiyey
Mu’assadda Al-sunnah

Jigjiga, Halgan.net


 

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online