Muxaadaraadkii Sheekh umal ka jeediyey Masjidka Jaamica Ee Jigjiga (Dhageyso +Masawiro)

March 20, 2014 - Written by Editor

IMG-20140319-WA0001Jigjiga:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u soo gudbineynaa dhamaan  muxaadaraadkii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey magaalada Jigjiga halkaas oo uu Sheekhu ku joogo socdaal dacwadeed.   Culumada ,Ducaawada iyo dhamaan bulshada kala duwan ayaa Sheekha si weyn ugu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada waaweyn ee Soomaaliya ayaa waxaa uu ka jeediyey muxaadardaad kala duwan masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga waxaan ka mid ahaa muxaadaraadkii  uu jeediyey

no images were found

1-تأملات في سورة نور
2-حفظ الدين
3-حفظ الضروريات الخمس
4-حقوق المصطفي صلى الله عليه وسلم

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii 1aad ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal xifdinta diinta oo uu ka jeediyey Masjidka Jaamica ee Jigjiga.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/9ak19evxs8/Xifdu_diin1.mp3] ama Halkan Mp3

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii 2aad ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal xifdinta nafta,caqliga iyo cirdhiga oo uu ka jeediyey Masjidka Jaamica ee Jigjiga.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/ugu0xzmrck/xifdinta_2.mp3] Ama Halkan Mp3

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii 3aad ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal is dultaag suurat Nuur oo uu ka jeediyey Masjidka Jaamica ee Jigjiga.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/e8fi5pe7or/suuratu_nuur1.mp3] ama Halkan Mp3

Hoos ka Dhageyso muxaadarda 4aad oo uu Sheekh Maxamed Umal uga hadlay Xuquuqda Nabigeena Maxamed CSW inshalaah oo ah runtii muxaadaro aad u qiimo badan

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/8wk8zf72bo/Xuquuqda_NabigaCSW1.mp3] Ama Halkan Mp3

no images were found

Halgan.net

Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online