Sh. Yuusuf Aadan oo muxaadaro ka jeediyey Masaajidka 8-ka ee Nairobi.[Daawo]

March 19, 2014 - Written by Editor

ShyuusufNairobi:-Sheekh.Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed in mudo ahna waday fidinta diinta islaamka da’na ku noqday ayaa maalmahanna waxaa uu socdaal dacwadeed ku joogaa magaalada Nairobi, Sheekh Yuusuf Aadan ayaa waxaa uu xalay  muxaadaro uu uga hadlayay Walaaltinimada Islaamka ka jeediyey Masaajidka 8-ka ee xaafadda Islii. Sheekha, ayaa carrabka ku dhajiyay in ayna macno badan yeelaneyn walaaltinimada xagga nasabka haddii ayan meesha oolin tii islaantinimada, waxaana uu tusaalayaal ka soo qaatay Qur’aanka Kariimka ah.

Hoos ka daawo muxaadarada Sh. Yuusuf Aadan oo dhammeystiran

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online