Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro ka jeediyey magaalada Dhagax-buur (Masawiro)

March 30, 2014 - Written by Editor

4Dhagax-buur:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa xalay Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Dhagax-buur waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay(واعتصمو بحبل الله جميعا )

Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey xalay Masjidka Jaamica ee magaalada Dhagax-buur ayaa ahayd mid si weyn loo soo camiray Masjidka waxaana la dhoobnaa daafaha Masjidka iyo xaafadaha ku dhow.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa saak 9:30 wuxuu muxaadaro gaar ah u jeediyey dhalinyarada magaalada Dhagax.buur waxaana muxaadara ay ka dhacday Masjidka Jaamica (دور الشباب المسلم في المجتمع) Sheekh Maxamed ayaa birito salaada subax ka dib jeedin doona muxaadaro cinwaankeeda uu yahay (واتقواللة ويعلمكم اللة)

no images were found

Muxaadaradii sheekh Umal ee xalay ka dhacay Dhagaxbuur Waxaana kasoo qayb galay dad wayne aad u badan oo soo buux dhaafiyay Masaajidka   waxaana dhamaan muxaadardaadka sh umal abaabulkeeda lahaa mu’asasada al-sunna ee arimaha diinta iyo tacliinta

no images were found

Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal inshalaah waan idiin soo gudbin doonaa hadii alle idmo oo ay na soo gaarto

Mu’asasada al-sunna
Dhagax-buur
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online