Sheekh Maxamuud Shible oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya (Daawo)

March 17, 2014 - Written by Editor

shibleNairrobi:-Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa muxaadaro qiimo badan ka  jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay sababaha keena in qofka uu ka beyro wadada wanaagsan .

Sheekh Maxamuud Shible ayaa aad ula dardaarmay dhalinyarada iyo dhamaan dadweynihii ka soo qeyb galay muxaadarada wuxuuna sheekhu xusay asbaabaha keenaya Inxiraafka iyo sida uu qofka Muslinka uga gaashaaman karo

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah Asbaabul Inxiraaf.

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online