Sh.Yuusuf Adan oo Khudbadi Jimcaha ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya(Dhageyso)

March 14, 2014 - Written by Editor

Sh_Yuusuf-Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana maanta jeediyey Sh.Yuusuf Aaden Allaha dhowree waxaana uu Sheekhu khudbadiisa uga hadlay dariiqa lagu galo janada waxaana khudbada ay ahayd mid aad u qiimo badan.Sh.Yuusuf Adan ayaa waxaa uu ka mid yahay Culumada Ugu waaweyn dacwa Salafiya qeyb weyna ka soo qaatay faafinta dacwada Salafiga ee Soomaaliya. Sheekh Yuusuf Aadan ayaa Socdaal dacwo haatan ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta Kenya.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Sh.Yuusuf Aadan

Masjidka Al-Hidaaya
Nairobi,Kenya

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online