Sida loola noolaado Qur’aanka Kariimka Sh. Cabdulqaadir Boobe.[Daawo]

March 29, 2014 - Written by Editor

BoobeNairobi:-Sh.Cabdulqaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban oo uu uga hadlay sidda haboon ee qur’aanka loola noolaado waxa uu ku qabtay masaajidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.

Sheekha ayaa muxaadaradiisa oo ay dad badan dhageysanayeen waxaa uu ku jeex jeexay tusaalayaal lagu dayan karo iyo sidda Quraanka Kariimka loogu baahan yahay in loogu dhaqmo.

Hoose ka daawo muxaadaradii Sh.Cabdulqaadir Boobe uu uga hadlay sida loola noolaado Quraanka Kariimka ah qaybtii 1aad

Hoose ka daawo muxaadaradii Sh.Cabdulqaadir Boobe uu uga hadlay sida loola noolaado Quraanka Kariimka ah qaybtii 2aad

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online