Taariikh Nololeedkii Al-Imaam Al-shaafici Sh.Abdulbasid Sh.Ibraahim Maylow.[Daawo]

March 9, 2014 - Written by Editor

shbaasidManchester:-Waa muxaadaro kooban oo ka hadlaysa Taariikhdii Al-Imaam Maxamed Bin Idriis Al-Shaafici Abu Cabdullaahi, Imaamu Shaafici ayaa waxaa uu ku dhashay Falastiin gaar ahaan magaalada Qaza, muxaadaradaan taariikhiga ah ayaa waxaa soo jeediyey Allaha ajar ha ka siiyee Sh.Abdulbasid Sh.Ibraahim Maylow , Allaha naga dhigo kuwa ka faa’iiday stay Shiikhana Ilaahay Ajar weyn ha ka siiyo Aaaaaaaaaaaamiin.

Muxaadaro ka sheekeyneysa Taariikh Nololeedkii Al-Imaam Maxamed Bin Idriis Al-shaafici , ayaa waxaa lagu duubey Masaajidka Al-sunnah ee magaalada Manchester ,UK 14/02/2014.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sh.Abdulbasid Shekh Ibraahim Maylow oo ka hadlaysa Taariikhdii Imaamu Shaafici Abu Cabdullaahi

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online