Culimo iyo Ducaad aan Bartay Qeybtii 2aad W/Q Sh.Mohamed Idirs Ahmed
(April 2, 2014)
"Ilaahay waxaan ugu mahadinayaa nolosha intuu isiiyey, ilaa yaraantii anoo 19 jir ah, markaan bilaabay inaan wadada dheer ee dacwada aan qaado, inuu Eebe iigu deeqay barashada iyo wax ka barashada Cul
Culimo iyo Ducaad aan Bartay Qeyntii 1aad W/Q Sheekh Mohamed Idirs Ahmed
(April 2, 2014)
"Ilaahay waxaan ugu mahadinayaa nolosha intuu isiiyey, ilaa yaraantii anoo 19 jir ah, markaan bilaabay inaan wadada dheer ee dacwada aan qaado, inuu Eebe iigu deeqay barashada iyo wax ka barashada Cul
Xikmadii Sheekh Saalax W/Q Maxamed Aadan Abdile
(April 2, 2014)
Kismaayo:-Waxay ahayd 2004tii magaaladana waa Kismaayo, Sh.Saalax oo ahaa nin daaci ah oo aad u xikmad badnaa waxaa uu ka imaan jiray Wala- wayn waxaana u degenaa Kismaayo qaraabo,  sheekha marka uu
Madaxweynaha Puntland oo Garowe kula kulmay Safiirka dalka Ingriiska ee Somalia.[Masawiro]
(April 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. C/weli Maxmed Cali Gaas ayaa galab nimadii maanta aqal kiisaku qaabilay Wafdi uu hogaaminyay safiirka Dawaladda UK ee Somalia Neil WIGHAN. Madaxweynaha Pun
Kulankii Ardayda Jaamacadda Madiino iyo Sh.Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]
(April 2, 2014)
Madiina:-Waa kulan uu Sh.Maxamed Cabdi Umal uu la yeeshay ardayda Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiino ee soomaalida ah, waxaan uu Sheekha uu u  jeediyay kalimad gaaban oo aad u qiimo badan , Sheekh.Ma
Tababar cilmiyeed loo qabtay xubnaha Mu’assasada Al-Minhaaj ee Gobolka Nugaal[Masawiro]
(April 2, 2014)
Garoowe:-Tababarkaan oo soo bilawday 24 January 2014 kuna ekaa 21 March 2014 ayaa waxaa loo qabtay 72 xubnood oo ka tirsan Mu’assasada AL-MINHAAJ fareceeda gobolka Nugaal, xubnahaas oo isugu jiray r
Sh Xassaan Xuseen Aadam oo lagu xiray magaalada Nairobi
(April 2, 2014)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Sirdoonka dalka Kenya ay xalay goor dambe weerareen guri uu deganaa Wadaadka Xasaan Xuseen Aadan
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka Jaray Xabsiga cusub oo laga furay Garoowe[Masawiro]
(April 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeen kiisa Cabdixakiin Cabdillaahi Xaaji Cumar Camey ayaa manta si rasmi ah xariga uga jaray xabsiga weyne ee Caasimad
Dawladda Talyaaniga oo agab Ciidan oo kala duwan ugu deeqday DFS
(April 2, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga taageerada ay u fudiyeen ciidanka Qalabka, wuxu
Xaaladda xaafadda Islii iyo Soomaalida ku nool waa Sidee Maanta ?
(April 2, 2014)
Nairobi:-Xaafadda Islii ee Soomaalida dalka Kenya ku nool ugu badan yihiin, ayaa lanadii maalmood ee ugu dambeeyay xaaladdoodu ka sii dareysaa. Iyadoo in dhawaaleba Soomaalida ku dhaqan xaafadda Islii