Boqorka dalka Malaysia oo warqadaha danjiranimo ka gudoomay ambassador Nur Farah.
(April 3, 2014)
Kuala Lumpur:- Boqorka dalka Malaysia Al-Sultan Almu'tasimu Billahi Muhibbuddin Tuanku Alhaj Abdul Halim Mu'adzam Shah  ayaa ka gudoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo , ambassador Nur Farah Hersi o
Sh Xasaan iyo Xaaskiisa oo Maxkamada la soo taagay eedeyn culusna loo soo jeediyey (Daawo)
(April 3, 2014)
Nairobi:-Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in maxkamad la soo taagay Sh Xasaan Xusen Aden oo habeen hore laga qabtay Gurigiisa isaga iyo xaas kiisa Fardosa Moh
Madaxweynaha Puntland Iyo Golahiisa Wasiirada oo Garoowe ku shiray.[Masawiro]
(April 3, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Golihiisa wasiirada ayaa maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa waxaa ay ku yeesheen hoolka shirarka iyo daraasaadka ee Madaxtooy
Golaha Wasiirada ee DFS oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
(April 3, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mud
Taliyihii hore ee booliska gobolka Bari Col.(Af-dalow) oo xilka laga qaaday
(April 3, 2014)
Boosaaso:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo xilka uu kula wareegayey taliyaha cusub ee Booliska gobalka bari ayaa maanta waxay ka dhacday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana xilka
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo xilka laga qaaday
(April 3, 2014)
Garoowe:-Waxaa Digreeto ka soo baxday  shalay xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas xilkii  Gudoomiyaha Gobolka Nugaal looga qaaday  Cabdi Xirsi  Cali Qarjab  oo mudo 7 sano ah hayey xilkaas wax