Al-Qaacida maxay u kala jeclaatay Daacishta Soomaaliya iyo Daacishta Shaam ?W/Q C/casiis Maxamed
(April 4, 2014)
Muqdsho:-Waxaa  maanta lagu baahiyey mareegaha taageera ururka Al-qaacid cod uu leeyahay hogaamiyaha Al-qaacid Dr.Ayman Al-Dawaahir isagoo ka hadlay xaaladda Suuriya iyo dagaalka dhexmaray xoogga la
Faarax Macalin oo ka hadlay Al-Shabaab ,AMISOM ,DFS iyo Maamul gobaleedyada (Daawo)
(April 4, 2014)
Nairobi:-Faarax Macalin Dawara oo ah siyaasi ka tirsan dowlada Kenya, marna ahaa ku xigeenka afhayeenka Baarlamaanka Kenya ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada murugeysan ee Soomaaliya Faarax Dawaare ay
Mu,asasatda Al-Karam oo safar dacwadeed ku gaaray magaalada Boorame.[Dhagayso]
(April 4, 2014)
Boorame:-Mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarka ayaa maaliintii arbacada ee taariikhdu ahayd 2/6/1435 hijriga  waafaqsana 2/4/2014  waxay safar dacwadeed ku gaadheen gobolada owdal iyo gabilay
Siminaar loo qabtay Macaahidda sharciga ah ee raacsan Machadka Al-furqaan[Masawiro]
(April 4, 2014)
Buuhoodle:-Gelinkii hore ee maalinnimadii khamiista ayaa waxaa xarunta machadka Al-sunna ee Buuhoodle ka bilowday tababar loo qabtay macalimiinta macaahidda sharciga ah ee raacsan Machadka sare ee Al-
Xaafadda Islii ee ay ku nool yihiin Soomaali badan oo u muuqata xiryo ciidan (Daawo)
(April 4, 2014)
Nairobi:-Ciidamo aad u badan oo kala duwan ayaa maalin iyo habeen lagu arkayaa xaafadda Islii, waxayna ciidanku qabqabanayaan dadka, meel ay ku cafinayaanna majirto. Dariiqyada ayay gawaari soo dhigte