Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm W/Q Sh Cusmaan Cali Faarax
(April 8, 2014)
Birmingham:-Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm: Iga dir $3000 iwm, isagoo aan lacagta markaa dhiibaynin ee waqti kale keenaya?. Su'aashan ayaa waxaa la I waydiiye
Sh.Yaxye Cismaan Suufi oo Darajada Majasteerka ka qaatay jaamacada Madiina (Masawiro)
(April 8, 2014)
Madiina:-Sh.Yaxye Cismaan Suufi oo ka mid ahaa ardayda Jaamaca Islaamiya ee Madiina Munawara ayaa waxaa uu darajada ugu sareysa ka qaatay Jaamacada Islaamiga ee Madiina darajada Mastareydka waxaana ay
Mu’asasada Minhaaj oo shaacisay in la qaban doono Tartanka Quraanka ee Heer Gobol.[Masawiro]
(April 8, 2014)
Boosaaso:-Mu'asasada Al-Minjaah ee dacwada iyo horimarinta ayaa galabta waxaa ay u soo bandhigtay shacab reer puntland talaabada ay ugu diyaar garoobayaan tartanka Quraan ka Kariimka ah ee Heer Gobol,
Maydadka Saraakiishii UN-ka ee lagu dilay shalay Magaalada Galkacayo oo Loo Qaaday Nairobi (Masawiro)
(April 8, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Galkacyo ku sagootiyay Maydka labadii nin
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo furay Shir looga hadlayo ilaalinta Deegaanka.[Cod/Masawiro]
(April 8, 2014)
Garoowe:-Shirwayne  looga hadlayay deegaanka Iyo sidii loo ilaalin lahaa ayaa waxaa lagu qabtey xarunta dowlada Puntland ee Garoowe waxaana shirkaas ka soo qeyb galay gudoomiyaasha 9 gobal ee Puntlan
Madaxwayne Puntland oo guddi u saaray 2 Sarkaal ee Gaalkacyo lagu dilay
(April 8, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ayaa saaka waxaa uu tegay Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf ee Magaalada Gaalkacyo si uu uga qayb qaato munaasabad lagu