Culimo iyo Ducaad aan Bartay (3) W/Q Sheekh Maxamed Idirs Axmed
(April 9, 2014)
"Ilaahay waxaan ugu mahadinayaa nolosha intuu isiiyey, ilaa yaraantii anoo 19 jir ah, markaan bilaabay inaan wadada dheer ee dacwada aan qaado, inuu Eebe iigu deeqay barashada iyo wax ka barashada Cul
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo soo dhaweeyey Soomaali laga soo tarxiilay Kenya (Masawiro)
(April 9, 2014)
Mogadisho:-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha caasimadda Muqdisho 82 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah
Ciidamada AMISOM oo rasaas ay fureen ay ku dhaawacmeen 3 qof oo rayid ah magaalada Kismaayo
(April 9, 2014)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in qarax  lagula eegtay gudaha magaalada Kismaayo askar ka tirsan ciidanka  AMISOM gaar ahaan kuwa dal
Xoghayihii Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir oo qarax lagu dilay
(April 9, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xoghayihii Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir lagu dilay miino loogu xiray gaarigiisa waxaana dhaawac uu soo gaaray qaar ka mid ah il
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kormeer ku tagay deegaan oo ka tirsan gobolada Sool iyo Nugaal(Dhageyso)
(April 9, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafdi wasiiro ah ayaa maanta kormeeray  jidadka burbursan ee  deegaan oo ka tirsan gobolada Sool iyo Nugaa
Madaxweynaha Puntland iyo waxgaradka Gaalkacyo oo kulan xasaasi ah uu dhexmaray (Dhageyso)
(April 9, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu kulan la qaatay waxgaradka magaalada Gaalkacyo waxaana kulanka sidoo kale ka soo qeyb galay Masuuliinta gobolka Mu
Soomaali badan oo laga soo musaafiriyey dalka Kenya oo laga soo dajiyey garoonka Aden Cadde
(April 9, 2014)
Muqdisho:-Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaaaada Muqdisho soo caga digatay diyaarad sida boqol qof oo soomali ah lagana soo musaafiriyey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Macalin Quraan lagu dilay xalay magaalada Muqdisho
(April 9, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho xalay lagu dilay Allaha u naxariistee Macalin ka mid ahaa Macalimiinta Quraanka Kariimk
Geesiyaal ka dhiidhiyey dhibaatada Islii W/Q Sh. Ahmed Dheeli
(April 9, 2014)
Nairobi:-Qof kasta oo yaqaan dhaqanka ciidamada Kenya la yaabi maayo xad gudubyada ay ka sameeyeen xaafada soomaalidu degto ee Islii , taariikh madow bayna ku leeyihiin mar walba oo ay gacantoodu gaar