Afka Maay Birru Al Waalidayni Sh.Abdulbasid Sh.Ibraahim Maylow.[Daawo]
(April 10, 2014)
Manchester:-Waa muxaadaro ka hadlaysa Waalidka oo baari loo noqdo waxaana lagu jeediyey Afka Maay  , waxaana Lagu duubay Masaajidka Al-risaala ee magaalada London. Muxaadaraan qiimaha badan ayaa waxa
Wafdi culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Axmed C/samad oo gaaray Kismaayo.[Masawiro]
(April 10, 2014)
Kismaayo:-Sh.Axmad C/samad oo ka mid ahaa wafdi culimo ah oo  ku sugan magaalada Kismaayo, ayaa muxaadaradii ugu horreysay ka jeediyay masjidka rowda ee ku yaalla badhtamaha magaalada Kismaayo, oo ho
Madaxweynaha DFS Xasan Sh.Maxamuud oo Muqdisho dib ugu soo Laabtay
(April 10, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho ku soo dhaweeyey Prof. Maxamed
Socdaalkii Raisulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu ku tagay Jowhar iyo BuuloBurde (Masawiro)
(April 10, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Safiirka Djabouti u fadhiya dalka Soomaaliya, iyo Sarakiil ka tirsan
Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ku qaatay Garoowe kan soo saartay War-saxaafdeed.[Dhagayso]
(April 10, 2014)
Garoowe:-Shirkii Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii caadiga ahaa ayaa waxaa ay ka soo soo saareen War-saxaafadeed ay ku cambaaraynayaan dilkii garoonka diyaaradaha C/ll
Ra’iisul wasaaraha DFS Dr.C/weli Sh.Axmed oo tegay Jowhar iyo Buulo-burte
(April 10, 2014)
Jowhar:-Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr.C/weli Sheekh.Axmed ayaa maanta waxaa uu booqasho ku gaaray degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe iyadoo halkaas si weyn loogu soo
Madaxweynaha Puntland oo booqday Machadka Xanaanada Xoolaha ee Gaalkacayo.[Masawiro]
(April 10, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay machadka xanaanada xoolaha ee ku yaalla magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Ma
Mudaharaad looga soo horjeedo Dilkii loo gaystay Saraakiil ka tirsanayd QM oo Galkacyo ka dhacay.[Masawiro]
(April 10, 2014)
Gaalkacyo:-Iyada oo dhowaan groonka diyaaradha ee magalada Galkacayo uu nin dhimirka ka xanuusanaya dil ugu gaystay laba nin oo ajnabi ahaa kana tirsanaa hay’addaha Qaramada Midoobay ayaa dadweynaha