Nadwo Cilmiyeedkii sanadlaha ahayd oo ka bilaaban doonta beri magaalada Boosaaso
(April 13, 2014)
Boosaaso:-Waxaa ay Mu,assadda Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horimarinta La socod siinaysaa dhamaan dad way naha soomaaliyeed in Nadwo cilmiyeedkii sanadlaha ahayd ee ka dhici jirtay magaalada Boosaaso ay
Ducafadii 11aad oo ka qalin jebisay Dugsiga Ibnu Xajir ee Bosaaso [Masawiro]
(April 13, 2014)
Boosaaso:-Munaasabada oo ahayad mid lagu sagootinaayay dufcadii 11- aad ee ka qalin jibsay machadka barshada Culuumta sharciga iyo luuqada carabiga ah ee Ibnu xajar al -Casqa laani ayaa waxaa lagu qab
Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray Magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga “[Masawiro]”
(April 13, 2014)
Rome :-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Taly
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo caawa u hoydey degmada Galdogob.[Masawiro]
(April 13, 2014)
Galdogob:-Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa uu safar ay ku weheliyeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan labada gole ee Dawladda Puntland iyo gudoomiyaha gobolka Mudug iyo saraakiil ka tirsan madaxtoo
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo hambalyo u diray ciidanka xooga dalka Soomaaliya (Masawiro)
(April 13, 2014)
Garoowe:-Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin C/ilaahi Camay ayaa maanta waxaa uu ka qeyb galay munaasabad balaaran oo ciidanka Puntland ay ugu dabaaldageen xuska maalinta ciidanka
Ra’iisulwasaaraha DFS oo kormeeray xarumaha muhiimka ah ee magaalada Kismaayo (Masawiro)
(April 13, 2014)
Kismaayo:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee magaalada Kismaayo, sida dhisme loo diy
Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo gaaray degmada Goldogob
(April 13, 2014)
Goldogob :-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka gaaray degmada Goldogob ee gobalka Mudug, iyagoo ka tegay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo d