Nadwo Cilmiyeedkii ka socotay Boosaaso Muxaadaradii Labaad Sheekh Maxamuud Xaliike
(April 15, 2014)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii ka socotay magaalada Boosaaso gaar ahaan Majidka weyn  Al-Rowda ayaa caawa gashay habeenkii labaad waxaana caawa muxaadarada jeediyey Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike waxa
Shirkii Golaha Shuuradda Majliska Al-bayaan oo dhawaan furmi doona Johannesburg
(April 15, 2014)
Johannesburg: -Waxaa haddii alle idmo la filayaa in dhawaan  magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika shirkii golaha shuuradda ee majliska albayaan, shirkaas oo sanad kasta mar la qabto. Shirka ayaa
Puntland oo ka hadashay qabsashada degmada Taleex ee S/land.[Dhagayso]
(April 15, 2014)
Garoowe:-Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cabduwali Xirsi Cabdulle Indho-guran ayaa  waxaa uu saxaafadda u akhriyey galabta warsaxaafadeed ay maanta ka soo saareen shir deg deg ah oo ay yeeshee
Ciidamo ka tirsan S/land oo la wareegay Degmada Taleex ee gobolka Sool
(April 15, 2014)
Taleex:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan S/land kana soo jeeda gobalka Sool ay la wareegeen Degmada Taleex halkaas oo ay Maamulka Khaatumo uu
Barnaamij cilmiyeed lagu baraneyey qaabka loo daryeelo macaamiisha oo lagu qabtay magaalada Leicester.[Masawiro]
(April 15, 2014)
Leicester:-Waxaa maalinimadii Axadii oo ay taariikhdu aheyd 13/04/2014 lagu qabtay xarunta Socopa ee magaalada Leicester, barnaamij si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu baraneyey sidda quruxda ba
Isku soo bax Roob doon ah oo saaka ka dhacday magaalada Laascaanood
(April 15, 2014)
Laascaanood:-Waxaa saaka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool looga dareeray Roob doon Ballaadhan sidda bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood lagu ogeysiisay shalay , gabi ahaan waxaa la q
Muxaadaradii 1aad ee Nadwada ka socota Masjidka Al-Rowda Sh C/raxmaan Bukhaari (Dhageyso)
(April 15, 2014)
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii koowaad ee Nadwo cilmiyeedkii diiniga ah ee 12aad  ee xalay si rasmi ah uga bilaawday Masjidka weyn ee Al-rowda ee Boosaaso  waxaana cinwaanka nad
Mareegta Strategic Intelligence oo wax ka qortay Shidaalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland
(April 15, 2014)
London:-Sida ay qortay Mareegta Strategic Intelligence ayaa waxaa ay sheegtay in dalka Soomaaliya gaar ahaa deegaanada Puntland ay ku jiraan balaayiin birmiil oo shidaal kuwaas oo hadii la soo saaro a