Nadwo Cilmiyeedkii 12aad ee ka socotay Boosaaso oo la soo Gunaanaday lagana soo saaray Bayaan[Masawiro]
(April 18, 2014)
Boosaaso:-Waxaa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii 12aad ee lagu qabto BosasoMawduuceeduna uu ahaa (أعمال القلوب) , iyad
Duqa Degmada Gaalkacayo Iyo Ku Xigeenkiisa oo Maanta La Doortay (Masawiro)
(April 18, 2014)
Gaalkacyo:-Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay duqa degmada Gaalkacayo iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo kala ah Cabdi-casiis Max
Raisulwasaaraha DFS oo soo afmeeray socdaalkii uu ku tagay magaalada Kismaayo (Masawiro)
(April 18, 2014)
Kismaayo:-Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay kuna sugnaa mu
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(April 18, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Al.Hidaaya waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu sheekha khudbadiisa uga hadlay dhibaatooyinka haysta
Mu,tamarkii 3aad – oo ka bilaaban doona Markazka Al-Tawxiid ee magaalada Kampala‏
(April 18, 2014)
Kampala:-Markaz tawxiid waxaa uu ogaysiinayaa ummada soomaaliyeed meelwalba ay joogaan in uu bilaabmayyo mu,tamarkii 3aad maalinta jimcaha ay taariikhdu ku beegantahay 18 april salaada casir dabadeed
Dhibaatoyinka Carabka Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf [Masawiro+Cod]
(April 18, 2014)
Boosaaso:-Waxaa caawa galay habeenkii 4aad Nadwo diini ah oo ka socotay masjidka Rowda ee magaalada Boosaso iyadoo caawa muxaadarada uu jeediyey Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf isagoo ka hadlay Dhibaatooyink
Culumada Puntland oo sheegay inaan Gudniinka Sunnaha laga tagi karin,kana digay kan Fircooniga ah.[Masawiro]
(April 18, 2014)
Boosaaso:-Culumaa’udiinta Soomaaliyeed ee dowladda Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inaan laga tagi karin gudniinka,kana digay kan fircooniga ah,ka dib kulan ay la qaateen qaybaha Bulshada ku dhaqa