Madaxweynaha Puntland oo gaaray Deegaanka Balli Busle.[Masawiro]
(April 19, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay deeg
Diyaaradii la waayey ee Maleysiya Duruus iyo Cibroqaadasho Sh Cabdiweli Sh Maxamed Xaji Yusuf(Daawo)
(April 19, 2014)
Finland:-Sheekh Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yusuf oo ah Imaamka iyo khadiibka Masjidka Alhudaa Helsinki ee dalka Finland ayaa waxaa uu jeediyey muxaadaro aad u qiimo badan oo cinwaankeedu yahay Diyaar
Mutamarkii 1aad ee jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada Denver G oo si rasmi ah u bilaabanayo
(April 19, 2014)
Mutamarkii 1aad ee ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada Denver Gobalka Colorado oo maanta si rasmi ah u bilaabanayo maanta oo Sabti ah.Dhamaan jaaliyada ku nool Gobalka Col
Madaxweynaha DFS oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Saudi Arabia (Masawiro)
(April 19, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Saudi Arabia. Saudi Arabia iyo Somalia waxey leey
Madaxwaynaha Puntland Dr. Gaas oo safar ugu baxay degmada Jariiban
(April 19, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxwaynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka waxaa ay safar ugu baxeen degmada Jariiban oo ka tirsan gobalka Mudug. Wafdiga Madaxweynaha Puntland
Nadwo diini ah oo loo qabtay gabdhaha Soomaaliyeed ee Khartum.[Masawiro]
(April 19, 2014)
Sudan:-Waxaa galbanimadii Jimcaha ee ku beegnayd 18/4/2014-18/6/1435 ka dhacday Nadwo diini ah oo balaaran hoolka xarunta dacwada ee jaamacada Afrika ee magaalada Khartuum ee wadanka Sudaan, nadwadaas