Wafdi uu horkacayo Taliyaha ciidanka booliska Puntland Jen Jaqanaf oo gaaray Muqdisho
(April 20, 2014)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka booliska dowladda Puntland Jen Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho waxaana ujeedada socdaalkiisa lagu sheegay in uu ka qeybgal
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey degmada Jirriiban
(April 20, 2014)
Jariiban:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo maalmahanba safaro kala duwan ku marayayey deegaano ka tirsan goblka mudug ayaa maanta
Khudbadihii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar iyo Al-Hidaaya (Dhageyso)
(April 20, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowre
Madaxweynaha DFS oo furay shir looga hadlayo ammaanka Qaranka
(April 20, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyaha
Shirkii 12aad ee golaha Shuurada Majliska Al-Bayaan oo Furmay (Masawiro)
(April 20, 2014)
Johannesburg: Waxaa shalay oo ah maalin sabti ah bishana ay tahay 19/04/14, sagaalkii aroornimo ka furmay xarunta albayaan ee Johannesburg shirwaynihii shuurada albayaan, shirka shuurada oo sanadkii m
Somaali Ku dhimatay howlgalada ciidamada Kenya ka wadaan Islii
(April 20, 2014)
Nairobi:-Ilaa saddex qof ayaa ilaa iyo hadda la ogyahay iney u geeriyoodeen xaafadda ka jirta magaalada Nairobi, ee lagu qabqabanayo Soomaalida, waxaana dadkaasi u geeriyoodeen sidan:- 1-Qof dumar
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Sheekh Aadan Sh Cali Saalax (Dhageyso)
(April 20, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowre