Wasiirka Caafimaadka Puntland oo amray in dhakhaatiirta ka howl gasha Puntland ay iska diiwaan geliyaan
(April 26, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta Digreeto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr.Saadiq Eenow lagu wargeliyey dhamaan dhakhaatiirta ka howlgala gudaha deegaanadda Puntland in
Dad haraad ugu dhintay goballada Soomaaliya (Dhageyso)
(April 26, 2014)
Galgaduud:-Meelo ka mid ah gobolka Gedo, gobollada Hiiraan, Galguduud iyo Puntland iyo Somaliland waxaa laga soo sheegay in lagu qabtay isu-soo baxyo duco iyo Alla bari roobdoon ah kaddib markii jiila
Mid ka mid ah kooxda Daacish oo ka hadlaya dilkii Sheekh Abu Khaalid Suuri [Video]
(April 26, 2014)
Suuriya:-Waxaa marka lagu faafiyey mareegaha taageera kooxaha Islaamiyiinta ee Jihaadka ka wada dalka Suuriya mid ka mid ah Khawaarijta Daacish oo si faahfaahsan uga waramaya dilkii alaha u naxariiste
Shirkii Looga hadlayo Amaanka Dalalka Africa Oo ka Furmay Magaalada Bahar-Dar (Masawiro)
(April 26, 2014)
Bahar-Dar:-Magaalada Bahar-Dar ee dalka Ethiopia waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlaayey arrimaha amaanka ee dalalka Africa, shirkaasi oo ay ka qayb galayaan madaxda ugu saraysa da
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jarey wado cusub oo laga hir-galiyey Garowe.(Masawiro)
(April 26, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa furay waddo laami ah oo laga hir-galiyey gudaha magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Xaflada lagu
Khudbadii jimcaha iyo kalimadii Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf(Dhageyso)
(April 26, 2014)
Garoowe:-Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mida culimada soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha ee masjidka weyn Allhuda caasimada puntland ee magalada Garowe waxaa tacliiq dhinacyo badan taabnaya uu ka