Afhayeenkii aqalka madaxtooyada DFS Eng. Yariisow oo xilka iska casilay

April 24, 2014 - Written by Editor

YariisowMuqdisho:-La-taliyihii madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ahaana afhayeenkii aqalka madaxtooyada Soomaaliya  Eng. Craxman Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa shaaciyey in uu xilka afheenimada iska casilay

Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa ka gaabsaday sababaha uu xilka isaga casilay isaga oo meesha ka saaray in ay jiraan wax khilaaf ah oo u dhexeeya isaga iyo madaxda DFS.

Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) La-taliyihii madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ahaana afhayeenkii aqalka madaxtooyada Soomaaliya  ayaa waxaa uu soo qabtay xilal kala duwan wuxuuna ahaa afhayeenka Madaxtooyada DFS mudo 12 bilood ah.

La-taliyihii madaxweynaha ahna afhayeenka madaxtooyda DFS ayaa waxaa uu mar ka soo noqday DFS wasiirka lacagta iyo wasiirka warfaafinta .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online