Ayaan Darane: Cumar Al-Naasiri” Daroogo, Basaanimo, Mujaahidnimo, Haddana Qaxooti Dayacan”.W/Q Sh Shibli

April 25, 2014 - Written by Editor

ayaandare1Nairobi:-Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan.Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna yahay ( في قلب الجهاد – كيف تسللت إلى صفوف القاعدة ثم تخلت عني المخابرات الغربية ) Macnaha cinwaankaas dheer ayaa ah: ” Wadnaha Jihaadka – Sideen ugu siibtay gudaha Al-Qaacida, kadibna sirdoonka reer galbeedku ii dayaceen”

Waxaa lagu qoray luqada carabiga, waxaa lagu sheegay ninka qoray Cumar Al-Naasiri, waxaan u aqriyay si haleel ah, waxaana isla markiiba iiga muuqday eray soo jiidahso leh oo ah:

Kitaabkani waxaa ku qoran magac aan ahayn kii runta ahaa ee qoraaga sida uu sheegay, sidoo kalena lama wada rumaysan karo, laakiin waa wax dhici kara, in badan oo lamid ahna way dhacdaa.Haddaan kitaabkii wada aqriyay waxan ku soo uruurin karaa murtida 4-ta cutub ee oo ka koobanyahay sidan:Halkaan Ka Akhriso Ayaan darane qeybtii 2aad oo Word ah.

Halkaan ka Akhriso Maqaalkii 2aad  ee Ayaan Darane oo PDF ah Cumar Al-Naasiri , Waxaa kale oo jira maqaalkii koowaad oo Sh Maxamuud Shibli uu ka qoray Ayaan darane  Halkan ka Akhriso Qeybtii kowaad Ayaan Darane ” Abu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii

Qore/Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli

25/04/2014 Nairobi – Kenya

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online