Faarax Macalim oo ciidamo argagixiso ladagaalan ah su’aalo weydiiyeen (Dhageyso)

April 17, 2014 - Written by Editor

faaraxNairobi:-Farah Macallin oo ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii Barlamaanka Kenya, ahna siyaasi dhaliila dawladda oo si cad u cambaareeya dagaalka kenya ay sheegto in ay kula jirto argagixisada ayaa maalmahan si kulul uga hadlayey raafka iyo qabqabshada ciidamada Kenya ay ku hayaan dadka sida sharci darida ah ku jooga dalka, siiba somalida.

Maanta ayaa looga yeeray xarunta booliska ee la dagaalamaya argagixisada ee dalka Kenya.

Markii uu kasoo baxay xaruntii booliska ee su’aalaha lagu weydiinayay ayaa waxaa studio bbc Nairobi ku wareystay wariyahayaha Axmed Xaaji Xassan oo weydiiyay waxa ay booliska weydiiyeen.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga uu BBC siiyey Faarax Macalin

BBC Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online