Khudbadihii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar iyo Al-Hidaaya (Dhageyso)

April 20, 2014 - Written by Editor

IMG_01301-Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree ahmiyada ay leedahay ducada ,towbada , in dhibaato kasta ay fudeyd ka danbeyndoonto waxaana uu Sheekhu ku booriyey umada Soomaaliyeed in ay alle u laabtaan oo ay ka tooban keenaan dunuubta iyo dulmiga

Hoos ka dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Aadan Sh.Cali Saalax

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Khudbadii-_Jimcaha.mp3]

Ama Halkan Mp3

shibleWaxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Al.Hidaaya waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu sheekha khudbadiisa uga hadlay dhibaatooyinka haysta Musliminta dunida daafaheeda ku nool asago si gaar ah oga hadlay xalada ee ku jiraan muslimiinta kenya khasatan soomaalida.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadiisa waxaa uu sheekhu ku sheegay in waxa malmahan socda ay asbaab leeyihin, waxaana ka mid ah asbaabaha u sheekhu tilmamay. 1.Dunuubta iyo macaasida oo badatay.
2.kala qaybsanaanta iyo is dabar gooyada dhaxdeena kajirta
3. jahil waxmagarato ah ee dhibka qeybta ka ah waxaa uu sheekhu tilmaamay in asbabahan ay ledahay jid looga baxo hadii ay dadku gartaan dhibka laga bxayo.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamuud Shible Xafidahaulaah uu kaga hadlay dhibka Soomaalida ku heysta Kenya

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Shible.mp3]

Ama Halkan MP3

N:B Waxaan u mahad naqeynaa dhamaan walaalihii nala soo xiriiray ee nagu wargaliyey in khudbadaha aysan daarmeyn alle khayr badan ha siiyo

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online