Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamed Shaafici (Dhageyso)

April 11, 2014 - Written by Editor

ShaaficiMuqdisho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbadii maanta jeediyey Sheekh Maxamed Shaafici xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ka hadlay sida lagu helo dareenka iyo macaanka uu leeyahay iimaanka, waxaa uu sheekhu tilmaamay xadiithki nabigeena(NNKH) oo macnihiisu ahaa “sadex arimood ninki laga helo wuxu gaaraya oo dhadhaminayaa iimaanka macankiisa.

Sheekh Maxamed Shaafici ayaa dadweynihii soo xaadiray khudbada Jimcaha waxaa uu u dardaarmay alle ka cabsi iyo in ay imaankooda cusbooneysiiyaan iyo in ay u sabraan dhibaatada heysta .

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamed Shaafici uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/0xla0z2ato/xalaawatul_iiman.mp3]

Ama Halkan Mp3

Masjidka Al-Hidaaya
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online