Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)

April 18, 2014 - Written by Editor

3Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Al.Hidaaya waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu sheekha khudbadiisa uga hadlay dhibaatooyinka haysta Musliminta dunida daafaheeda ku nool asago si gaar ah oga hadlay xalada ee ku jiraan muslimiinta kenya khasatan soomaalida.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadiisa waxaa uu sheekhu ku sheegay in waxa malmahan socda ay asbaab leeyihin, waxaana ka mid ah asbaabaha u sheekhu tilmamay. 1.Dunuubta iyo macaasida oo badatay.
2.kala qaybsanaanta iyo is dabar gooyada dhaxdeena kajirta
3. jahil waxmagarato ah ee dhibka qeybta ka ah waxaa uu sheekhu tilmaamay in asbabahan ay ledahay jid looga baxo hadii ay dadku gartaan dhibka laga bxayo.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamuud Shible Xafidahaulaah uu kaga hadlay dhibka Soomaalida ku heysta Kenya

Maxamed Axmed Sheekh Ismail
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online