Kulankii Ardayda Jaamacadda Madiino iyo Sh.Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]

April 2, 2014 - Written by Editor

shumalMadiina:-Waa kulan uu Sh.Maxamed Cabdi Umal uu la yeeshay ardayda Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiino ee soomaalida ah, waxaan uu Sheekha uu u  jeediyay kalimad gaaban oo aad u qiimo badan , Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa socdaal dacwadeed ku gaaray dalka Sacuudiga ka dibna waxaa uu fursada u hellay in uu kulan gaar ah uu la qaato Ardayda Soomaaliyeed ee dhigta Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiino.

Hoos ka Daawo wacdi kooban oo uu Sh umal u jeediyey ardayda Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiino

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online