Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm W/Q Sh Cusmaan Cali Faarax

April 8, 2014 - Written by Editor

shosmanBirmingham:-Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm: Iga dir $3000 iwm, isagoo aan lacagta markaa dhiibaynin ee waqti kale keenaya?. Su’aashan ayaa waxaa la I waydiiyey intii aan safar dawco (diin) ku joogay South Africa, bishii January ee sannadkan 2013. Waxaana walaalihii I waydiiyey ay iga cod sadeen in jawaabtu ay qoraal noqoto.

Maadaama ay yihiin rag aanan codsigooda dib celin karin, ayaan ka aqbalay in jawaabtaydu ay noqoto mid aan ku soo gudbiyo qaab qoraal ah.

Halkaan ka Akhriso qoraalka cilmiyeedkaan uu diyaariyey Sh Cusmaan Cali Faarax

W/Q Sh Cusmaan Cali Faarax
831171  oo ku beegan 2 February 2013.
Birmingham- England

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online