Madaxwaynaha Puntland Dr. Gaas oo safar ugu baxay degmada Jariiban

April 19, 2014 - Written by Editor

gaasGaalkacyo:-Madaxwaynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka waxaa ay safar ugu baxeen degmada Jariiban oo ka tirsan gobalka Mudug. Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyey  Wasiirka arrimaha gudaha, Wasiirka waxbarashada, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland  , Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Mudug iyo Saraakiil ciidan.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas ayaa waxaa uu kormeer shaqo ku samayn doono xarumaha dowladda ee degmada Jariiban , Iskuuladda , xarumaha caafimaadka iyo goobo kale dowladda.

Masuuliyiinta degmada Jariiban ayaa waxaa ay ku jiraan abaabul weyn oo ay ku doonayaan in ay ku soo dhaweeyaan  Wafdiga Madaxweynaha Puntland  Dr.Gaas iyagoo la qaadan doono kulan ay uga warbixin doonaa xaalada guud ee degmada Jariiban  ee Gobolka Mudug

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online