Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]

April 22, 2014 - Written by Editor

IMG_1787Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdigii balaarnaa ee uu hogaaminayay oo dhowaanahay booqashooyin ku marayay deegaanada GODOD, CEEL-BERDAALE, BUUBI, JIRIIBAN, GARACAD iyo TOWFIIQ oo dhamaantoodba ka tirsan Gobolka Mudug ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobol kaasi.

Madaxweyne Gaas iyo masuuliyiinta la socota oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan goloyaasha dawladda ayaa shegay in safarkoodii uu kusoo dhamaaday Jawi aad u wanaagsan, isla markaana ay soo ogaadeen xaaladaha dhabta ah ee ay ku sugan yihiin shacabka Puntland ee ku nool deeganadii ay booqdeen.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli iyo masuuliyiinta la socota ayaa isku raacay in ay wax qabad dhab ah u baahan yihiin dadka ku dhaqan magaalooyinkii ay so mareen oo dhan , isla markaana ay Dawladda Puntland dadaal dheer u galayso horu marinta Puntland.

no images were found

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku sugnaan doona magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana la filayaa inay dib ugu laabtaan Caasimadda Puntland ee Garoowe.

–DHAMAAD–
Xafiiska Warfaafinta,Wacyi-gelinta
Iyo Hiddaha Iyo Dhaqanka
ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online