Mutamarkii 1aad ee jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada Denver G oo si rasmi ah u bilaabanayo

April 19, 2014 - Written by Editor

ogeysiisMutamarkii 1aad ee ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada Denver Gobalka Colorado oo maanta si rasmi ah u bilaabanayo maanta oo Sabti ah.Dhamaan jaaliyada ku nool Gobalka Colorado  Gaar ahaan Magaalada Denver iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargalinayaa in maanta oo sabtida ah taariikhduna ay ku beegantahay 04/19/14.uu si rasmi ah u bilaaban doono mu’tamarkii 1aad ee ay jaaliyada soo abaabushay, Mu’tamarkan oo socon doono illaa maalinta axada ah.

Goobta uu ka dhacaayo : Hotelka Holiday in crown Plaza
On Champers Road And 40 th.
Denver,CO.

Culimada ka soo Qaybgalayso.

1-Sheikh Abdirahman Sheikh Omar

2-Sheikh Maxamed Idiriis Ahmed

3-Sheikh Abdullaahi Nuur. Abul-Fadli.

4-Sheikh Musdhafa Abdirahmaan

5-Sheikh Ahmed Dayib.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online