Mu,tamarkii 3aad – oo ka bilaaban doona Markazka Al-Tawxiid ee magaalada Kampala‏

April 18, 2014 - Written by Editor

ogeysiis1Kampala:-Markaz tawxiid waxaa uu ogaysiinayaa ummada soomaaliyeed meelwalba ay joogaan in uu bilaabmayyo mu,tamarkii 3aad maalinta jimcaha ay taariikhdu ku beegantahay 18 april salaada casir dabadeed mutamarkaan ayaa socondoono muddo 8 casho.

Xilli ay soo gaareen culimadii mutamarkaan martida u ahayd mutamarka lagu qaban doono  xarunta wadankan Uganda culimadan ayaa qabandoonta muxaadarooyin lagu wacyi galinayyo bulshada soomaaliyeed ee reer Uganda.

Markazka tawxiid oo ku wargalinayya in dhammaan ummada soomaaliyeed ay kasoo qeeb galaan barnaamijkan dacawiga ah gaar ahaan odayaasha dhalinyarada ganacsatada haweenka iyo dhammaan qeebaha bulshada iyadoo aysan kamarnayn bahda saxaafada.

Culimada kaqeeb qaadandoonta ayaa waxay kalayiheen sidan

1-    Sh.Maxamed Axmed idiriis

2-    Sh.Maxamuud Maxamed Maxamuud ( shibli )

3-    Sh.Maxamed Macalin Axmed (madaxa jaamacadda geeska Africa )

4-    Sh.Cali maxamuud xassan ( wajiis )

5-    Sh.Maxamed Cumar Dirir

Maaha markii ugu horaaysay  mu,tamar caynkan ah lagu qabto kampala waxay ahayd horaantii sanadkii tagay oo magaalada kampala lagu soo gabagabeeyay mutamarkii 2aad kaa oo ay kaqeebqaateen culimo uu horkacayyay sh.Mustafa Xaaji ismaaciil.

Si kastaaba ha ahaatee markazka tawxiid oo ah midku caanbaxay qabanqaabada mu,tamarada caynkaan ah iyadoo ay intaa usii dheertahay dardargalinta barnaamijada dacawiga ah ee wadankan Uganda

Abdisamed Hassan hersi
Halgan.net-kampala

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online