Nadwo Cilmiyeedkii sanadlaha ahayd oo ka bilaaban doonta beri magaalada Boosaaso

April 13, 2014 - Written by Editor

minhajBoosaaso:-Waxaa ay Mu,assadda Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horimarinta La socod siinaysaa dhamaan dad way naha soomaaliyeed in Nadwo cilmiyeedkii sanadlaha ahayd ee ka dhici jirtay magaalada Boosaaso ay bilaaban doonto taariikhdu markay tahay 15/4/2014. Nadwadaan oo sanadle ah ayaa gashay sanadkeedii 12 aad oo xiriir ah, haddaba waxaan la socod siinaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed inay ka faa,iidaystaan.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Insha Allaah dhamaan muxaadaraadka ay culumada jeediyaan waxaana kaashan doonaa eeba weyne ka dib Musasada Al-Minhaaj oo wax weyn ka qabatay horumarinta dacwada islaamka deegaanada Puntland .

Mu,asada Al-Minhaaj
ee Dacwada iyo Horimarint

Halgan.net, Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online