Sheekh Dr.C/risaaq Takar oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Bilaal ee magaalada Jigjiga.(Masawiro)

April 11, 2014 - Written by Editor

IMG-20140411-WA0003Jigjiga:-Sheekh C/risaaq Takar oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ayaa socdaal dacwadeed ku tagay magaalada Jigjiga waxaana uu maanta muxaadaro ka jeediyey Masjidka bilaal ee magaalada Jigjiga

Sheekh Dr. C/risaaq Takar ayaa waxaa muxaadaradiisa uu cinwaan uga dhigay (منهخ النبي صلي اللة علية وسلم في حماية الأمة عند فتنة التعصب) Sheekha ayaa aad ugu dheeraaday anaaniyada iyo Tacsubka iyo halka uu umada dhigay iyo sida Nabigeenii Maxamed  صلي اللة علية وسلم uu umadiisa uga dhigay Qabaliyada iyo Tacsubka

Sheekh Dr.C/risaaq Takar ayaa soo si qiimo badan u sooo bandhigay axaadiiisa iyo Aayaadka qu,aanka iyo Taariikhda umadahii naga horeeyey sida ay ahaayeen islaamka ka hor iyo marka ay Islaamka qaateen

Sheekh Dr.C/risaaq Takar ayaa umada ku waaniyey alle ka cabdi iyo in ay alle dartiis u walaaloobaan wuxuuna ugu baaqay culumada iyo waxgaradka umada in loo soo jeesto sidii umada looga daweyn lahaa tacsubka iyada oo la raacayo dhariiqii nabigeena Maxamed 

no images were found

صلي اللة علية وسلم

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Muxaadarada Sheekh Dr C/risaaq Takar uu ka jeediyey Masjidka Bilaal ee magaalada Jigjiga inshalaah marka ay na soo gaarto

Musasada Al Suna
Jigjiga
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online